Fotogalleri / video

En reportage som gjordes av den Somaliska Nationaltv (SNTV) om kulturfestivalen torsdagen den 26 juni 2014 på Fröslunda torget.

Wareysigii uu Studio Qase la yeeshay Qaar kamid ah dhalinta SUN

 

Kulturfestival 1 juli 2013 på Fröslunda Torget

 

Linkigan hoose ka daawo Ciyaarihii  hidaha & dhaqanka ee dhalinta SUN ay sida  quruxda badan ugu soo bandhigeen Eskilstuna 29 oktober 11.

dhaqanka Soomaalida oo ay dhalinta sida  aad u sareysa ugu soo bandhigeen isla markaana dad badan oo ajaanib ah goob jooge yaal ka ahaayeen ayaa dhamaan dadkii ka qeyb galay xafladaas aad ula dhaceen sida wanaaga iyo is fahamka wanagsanaa ee ka dhaxeeyay dhalinta isla markaana munaasabadoodii ugu soo bandhigeen.

linkigan hoose ka daawo Ciyaarihii: